Luukos 8:46 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub46 Laakiin Ciise ayaa yiri, “Qof ayaa i taabtay, waayo waxaan dareemay in xoogga wax lagu bogsiiyo iga baxay.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH46 Laakiin Ciise wuxuu yidhi, Qof baa i taabtay, waayo, waxaan gartay in xoog iga baxay. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah46 Laakiin Ciise wuxuu yidhi, Qof baa i taabtay, waayo, waxaan gartay in xoog iga baxay. Viz kapitola |