Luukos 8:42 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub42 Waayo gabar uu kaligeed ilmo ka lahaa oo laba iyo toban jir ah ayaa sakaraad ahayd. Ciise goortii uu la baxayay ninkii, dad badan ayaa kusoo ag ururay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH42 Waayo, gabadh keliya buu lahaa, iyadoo abbaaraha laba iyo toban sannadood jirtay, wayna sakaraadaysay. Laakiin intuu socday dadkii badnaa ayaa cidhiidhiyey. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah42 Waayo, gabadh keliya buu lahaa, iyadoo abbaaraha laba iyo toban sannadood jirtay, wayna sakaraadaysay. Laakiin intuu socday dadkii badnaa ayaa cidhiidhiyey. Viz kapitola |