Luukos 8:39 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub39 “Maya, reerkaaga u laabo oo u sheeg wixii Illaahey kuu sameeyay oo dhan.” Markaas ayuu ninkii tagay oo magaalada oo dhan dhex maray isaga oo ku wacdinaya waxyaalaha fiican ee Ciise u sameeyay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH39 Gurigaaga ku noqo oo dadka ogeysii waxa weyn oo Ilaah kuu sameeyey. Markaasuu tegey oo wuxuu magaalada oo dhan ku naadiyey waxa weyn oo Ciise u sameeyey. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah39 Gurigaaga ku noqo oo dadka ogeysii waxa weyn oo Ilaah kuu sameeyey. Markaasuu tegey oo wuxuu magaalada oo dhan ku naadiyey waxa weyn oo Ciise u sameeyey. Viz kapitola |