Luukos 8:36 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub36 Kuwii arkay wixii dhacay ayaa dadka kale u sheegay, sida ninkii ruuxyada wasakhda leh qabi jiray loo bogsiiyay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH36 Kolkaasaa kuwii arkay waxay iyaga u sheegeen sida jinnoolihii loo bogsiiyey. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah36 Kolkaasaa kuwii arkay waxay iyaga u sheegeen sida jinnoolihii loo bogsiiyey. Viz kapitola |