Luukos 8:34 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub34 Kuwii doofaarrada daajinayay markey waxyaalihii meesha ka dhacay arkeen ayey waxey orod ku tageen magaalada illaa tuulooyinka iyagoo warkii faafinayay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH34 Kuwii daajin jiray markay arkeen waxa dhacay, ayay carareen oo dadkii magaalada iyo beerahaba ayay u warrameen. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah34 Kuwii daajin jiray markay arkeen waxa dhacay, ayay carareen oo dadkii magaalada iyo beerahaba ayay u warrameen. Viz kapitola |