Luukos 8:3 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub3 iyo Yo’anna xaaskii Khusas kii guriga Herodos maamulaha ka ahaa, Susanna iyo kuwa kale oo badan. Dumarkan jeebkoodi ayey xerta ka masruufi jireen. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH3 iyo Yo'anna afadii Khusas ee wakiilkii Herodos ahaa, iyo Susanna, iyo qaar badan oo kale oo waxooda ugu adeegi jiray. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah3 iyo Yo'anna afadii Khusas ee wakiilkii Herodos ahaa, iyo Susanna, iyo qaar badan oo kale oo waxooda ugu adeegi jiray. Viz kapitola |