Luukos 8:29 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub29 Laakiin Ciise mar hore ayuu amray ruuxyadii wasakhda lahaa iney ninka kasoo baxaan. Ruuxyadaan wasakhda leh marar badan ninkan wey qaban jireen. Xitaa haddii la ilaaliyo oo silsilado lagu xiro, intuu iska gooyo ayuu cidlada u carari jiray isaga oo ey ruuxyadii wasakhda lahaa kaxeynayaan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH29 Waayo, wuxuu jinnigii wasakhda lahaa ku amray inuu ninka ka baxo, maxaa yeelay, marar badan ayuu qaban jiray, oo waxaa lagu xidhi jiray silsilado iyo bircago, oo waa la ilaalin jiray; silsiladihiina wuu iska gooyn jiray oo jinniguna cidlada ayuu u kaxayn jiray. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah29 Waayo, wuxuu jinnigii wasakhda lahaa ku amray inuu ninka ka baxo, maxaa yeelay, marar badan ayuu qaban jiray, oo waxaa lagu xidhi jiray silsilado iyo bircago, oo waa la ilaalin jiray; silsiladihiina wuu iska gooyn jiray oo jinniguna cidlada ayuu u kaxayn jiray. Viz kapitola |