Luukos 8:28 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub28 Ninkii markii uu arkay Ciise intuu ooyey ayuu lugihiisa ku dhacay, isaga oo cod dheer ku qaylinaya oo dhahaya, “Maxaad iga rabtaa, Ciisow, Wiilka Illaaha ugu Sareeyow? Waan ku baryayaa ha i ciqaabin!” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH28 Goortuu arkay Ciise, ayuu qayliyey, hortiisana ayuu isku tuuray oo cod weyn ayuu ku yidhi, Maxaa inoo dhexeeya, Ciisow, adigoo ah Wiilka Ilaaha sarow? Waxaan kaa baryayaa, Ha i silcin. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah28 Goortuu arkay Ciise, ayuu qayliyey, hortiisana ayuu isku tuuray oo cod weyn ayuu ku yidhi, Maxaa inoo dhexeeya, Ciisow, adigoo ah Wiilka Ilaaha sarow? Waxaan kaa baryayaa, Ha i silcin. Viz kapitola |