Luukos 8:27 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub27 Ciise goortuu xeebta u soo degayay doontii, nin ruux wasakh leh qabay ayaa u yimid. Ninkaas waqti dheer ayuu ahaa guri la’aan xitaa dhar ma haysanin, wuxuu ku noolaa xabaalaha magaalada ka baxsan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH27 Goortuu dhulka u degay waxaa la kulmay nin magaalada ka yimid oo jinniyo qaba. Wakhti dheer dhar ma sidan jirin, gurina ma joogi jirin, laakiin xabaalaha ayuu dhex joogi jiray. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah27 Goortuu dhulka u degay waxaa la kulmay nin magaalada ka yimid oo jinniyo qaba. Wakhti dheer dhar ma sidan jirin, gurina ma joogi jirin, laakiin xabaalaha ayuu dhex joogi jiray. Viz kapitola |