Luukos 8:23 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub23 Iyagoo weli sii socda ayuu Ciise seexday. Isla markiiba waxaa warta ku soo dhacay duufaan weyn. Doontiina waxaa ka buuxsamay biyo oo iyagii ayaa khatar weyn galay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH23 Laakiin intay socdeen ayuu seexday, oo waxaa baddii ku soo dhacay duufaan weyn oo dabayl ah; doonnidiina ayaa buuxsamaysay, oo halis bay ku jireen. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah23 Laakiin intay socdeen ayuu seexday, oo waxaa baddii ku soo dhacay duufaan weyn oo dabayl ah; doonnidiina ayaa buuxsamaysay, oo halis bay ku jireen. Viz kapitola |