Luukos 8:22 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub22 Maalin Ciise wuxuu ku yiri xertiisi, “Bal aan dhinaca kale ee harada tagno.” Markaas ayey doonta fuuleen oo dhinaca kale ee harada tagaan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH22 Maalmahaas middood waxaa dhacay inuu doonni fuulay isaga iyo xertiisiiba, wuxuuna iyaga ku yidhi, Dhanka kale oo badda aan u gudubno, goortaasay dhaqaaqeen. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah22 Maalmahaas middood waxaa dhacay inuu doonni fuulay isaga iyo xertiisiiba, wuxuuna iyaga ku yidhi, Dhanka kale oo badda aan u gudubno, goortaasay dhaqaaqeen. Viz kapitola |