Luukos 8:18 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub18 Sidaas darteed ka fiirsada sida aad wax u maqashaan. Mid walboo wax haysta waxaa la siin doonaa in ka badan intuu haysto, laakiin kuwa aan waxba haysaninna xitaa waxey u maleeyaan iney heystaanna waa laga qaadi doonaa.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH18 Sidaa darteed u fiirsada sidaad u maqlaysaan, waayo, ku alla kii wax haysta waa la siin doonaa, ku alla kii aan waxba haysanse waa laga qaadi doonaa wixii loo maleeyo inuu haysto. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah18 Sidaa darteed u fiirsada sidaad u maqlaysaan, waayo, ku alla kii wax haysta waa la siin doonaa, ku alla kii aan waxba haysanse waa laga qaadi doonaa wixii loo maleeyo inuu haysto. Viz kapitola |