Luukos 8:15 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub15 Laakiin abuurkii carrada fiican ku dhacay waa kuwa daacada ah oo qalbiga fiican leh, kuwa markey ereyga maqlaan qaata oona haysta, oo dulqaadashadoodana ku dhala mirro. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH15 Kuwa dhulka wanaagsanna waxay yihiin kuwa, intay maqlaan, qalbi wanaagsan oo fiican hadalka ku haysta, oo dulqaadasho ayay midho ku dhalaan. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah15 Kuwa dhulka wanaagsanna waxay yihiin kuwa, intay maqlaan, qalbi wanaagsan oo fiican hadalka ku haysta, oo dulqaadasho ayay midho ku dhalaan. Viz kapitola |