Online Bible

- Reklamy -

Luukos 8:14 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

14 Abuurkii meesha qodaxda leh ku dhacayna waa kuwa ereyga maqla, laakiin sidii ey usii socdaan ayey ku mashquulaan welwelka nolosha, taajirnimada iyo waxyaalaha jirka ka farxiya, iimaankana kuma koraan.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

14 Kuwii qodxanta ku dhex dhacayna waa kuwan maqla oo intay socdaan waxaa ceejiya welwelidda iyo hodantinimada iyo farxadda ifkan, midho bisilna ma dhalaan.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

14 Kuwii qodxanta ku dhex dhacayna waa kuwan maqla oo intay socdaan waxaa ceejiya welwelidda iyo hodantinimada iyo farxadda ifkan, midho bisilna ma dhalaan.

Viz kapitola kopírovat

Luukos 8:14

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy