Luukos 8:13 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub13 Kuwii kale ee meesha dhagaxyada leh ku dhacay waa kuwa ereyga si farxad leh ku aqbala markey maqlaan, laakiin iimaankooda oo aan sal adag laheyn dartiis, waqti yar ayey aaminsanaayeen markii jarribaaddi timidna wey laabteen. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH13 Kuwii dhagaxa yiilna waa kuwa goortay maqlaan, hadalka farxad ku qaata, kuwanna xidid ma leh; laakiin wakhti yar ayay rumaystaan, wakhtiga duufsashadana way iska noqdaan. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah13 Kuwii dhagaxa yiilna waa kuwa goortay maqlaan, hadalka farxad ku qaata, kuwanna xidid ma leh; laakiin wakhti yar ayay rumaystaan, wakhtiga duufsashadana way iska noqdaan. Viz kapitola |