Luukos 8:10 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub10 Wuu u jawaabay oo ku yiri, “Waxaa la idin siiyay garashada sirta boqortooyada Illaah. Laakiin waxaan tusaale u isticmaalayaa inaan kuwa kale ku baro sida qoraalka loo oofiyo, “ ‘Wey fiiriyaan laakiin wax ma arkaan. Wey dhageystaan laakiin ma maqlaan mana fahmaan.’ Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH10 Wuxuu ku yidhi, Idinka waa laydin siiyaa inaad waxa qarsoon ee boqortooyadii Ilaah garataan, kuwa kalese masaallo ayaa loogu sheegaa, si ay goortay arkayaan ayan u arkin, oo si ay goortay maqlayaan ayan u garan. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah10 Wuxuu ku yidhi, Idinka waa laydin siiyaa inaad waxa qarsoon ee boqortooyadii Ilaah garataan, kuwa kalese masaallo ayaa loogu sheegaa, si ay goortay arkayaan ayan u arkin, oo si ay goortay maqlayaan ayan u garan. Viz kapitola |