Luukos 8:1 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub1 Kadibna Ciise wuxuu bilaabay inuu magaalooyinka iyo tuulooyinka dhex maro, isaga oo ku wacdinaya warka wanaagsan ee boqortooyada Illaah. Laba iyo tobankii xertiisa ahaana wey la socdeen, Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH1 Markii dambe waxaa dhacay inuu magaalooyinka iyo tuulooyinka dhex marayay isagoo dadka ku wacdiyaya oo u sheegaya injiilka boqortooyadii Ilaah; waxaana la jiray laba-iyo-tobankii, Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah1 Markii dambe waxaa dhacay inuu magaalooyinka iyo tuulooyinka dhex marayay isagoo dadka ku wacdiyaya oo u sheegaya injiilka boqortooyadii Ilaah; waxaana la jiray laba-iyo-tobankii, Viz kapitola |