Online Bible

- Reklamy -

Luukos 7:9 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

9 Ciise markii uu arintaas maqlay, aad ayuu ula yaabay. Markaas ayuu dadkii badnaa ee la socday u jeestay oo ku yiri, “Waxaan idin ku leeyahay, weligey ma arkin iimaan sidan oo kale ah xitaa reer binu Israa’iil dhexdooda!”

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

9 Goortuu Ciise taas maqlay, wuu ka yaabay, oo intuu dadkii la socday ku jeestay ayuu ku yidhi, Waxaan idinku leeyahay, Rumaysad sidaas u weyn oo kale reer binu Israa'iil kama dhex helin.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 7:9

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy