Luukos 7:6 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub6 Isla markiiba Ciise wuu raacay. Laakiin inteysan guriga soo gaarin ka hor ayaa boqol u taliyihii soo diray saaxiibadiis si ey Ciise ugu yiraahdaan, “Sayidow ha isku dhibin inaad gurigeyga timaadid, uma qalmo inaad gurigeyga timaado. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH6 Markaasaa Ciise raacay, oo isagoo aan guriga ka fogayn, ayaa boqol-u-taliyihii saaxiibbo u soo diray oo ku yidhi, Sayidow, ha isdhibin, waayo, anigu ma istaahilo inaad saqafka gurigayga hoostiisa soo gashid. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah6 Markaasaa Ciise raacay, oo isagoo aan guriga ka fogayn, ayaa boqol-u-taliyihii saaxiibbo u soo diray oo ku yidhi, Sayidow, ha isdhibin, waayo, anigu ma istaahilo inaad saqafka gurigayga hoostiisa soo gashid. Viz kapitola |