Luukos 7:41 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub41 Markaas ayaa Ciise sheekadan u sheegay, “Nin ayaa laba qof lacag deymiyay. Mid wuxuu ku lahaa 500 diinaar, kan kalana wuxuu ku lahaa 50 Diinaar. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH41 Waxaa jiray amaahiye laba nin amaah ku lahaa, mid wuxuu ku lahaa shan boqol oo dinaar, midka kalena konton. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah41 Waxaa jiray amaahiye laba nin amaah ku lahaa, mid wuxuu ku lahaa shan boqol oo dinaar, midka kalena konton. Viz kapitola |