Online Bible

- Reklamy -




Luukos 7:39 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

39 Goortuu ninkii Farrisiga ahaa ee isaga martiqaaday arkay arintaas, wuxuu is dhahay, “Ninkan hadduu nebi ahaan lahaa wuu garan lahaa naagtaan taabanaysa iney tahay dembiile.”

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

39 Farrisigii u yeedhay isaga, goortuu arkay, ayuu isla hadlay isagoo leh, Ninkan hadduu nebi yahay, wuu ogaan lahaa naagtan taataabatay cid ay tahay iyo waxay tahay inay tahay dembi leh.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

39 Farrisigii u yeedhay isaga, goortuu arkay, ayuu isla hadlay isagoo leh, Ninkan hadduu nebi yahay, wuu ogaan lahaa naagtan taataabatay cid ay tahay iyo waxay tahay inay tahay dembile.

Viz kapitola kopírovat




Luukos 7:39

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy