Luukos 7:38 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub38 Markaas ayey gadaashiisi jilba dhigatay oo cagahiisa ku dhacday iyadoo ooyneysa, ilmadeeda ayaa cagahiisa ku daadatay, oo iyadana waxey ku tirtirtay timaheeda. Kadibna cagahiisa ayey dhunkatay oo cadarkii marisay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH38 Way isdaba taagtay cagihiisa agtooda iyadoo ooyaysa, waxayna bilaabtay inay ilmada cagihiisa ku qoyso, oo ay timaha madaxeeda ku tirtirto, oo cagihiisay dhunkatay, oo cadarkii marisay. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah38 Way isdaba taagtay cagihiisa agtooda iyadoo ooyaysa, waxayna bilaabtay inay ilmada cagihiisa ku qoyso, oo ay timaha madaxeeda ku tirtirto, oo cagihiisay dhunkatay, oo cadarkii marisay. Viz kapitola |