Luukos 7:37 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub37 Naag magaaladaas joogtay oo nolol dembi ah ku noolayd ayaa maqashay Ciise inuu guriga Farrisiinta ka cunteynayo, markaas ayey halkaas la timid dhalo laga sameeyay dhagax qaali ah oo cadar qaali ahna ku jiro. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH37 Bal eeg, naag magaalada joogtay oo dembi lahayd goortay ogaatay inuu gurigii Farrisiga cunto u fadhiyo, waxay soo qaadatay weel alabastar ah oo cadar ku jiro. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah37 Bal eeg, naag magaalada joogtay oo dembi lahayd goortay ogaatay inuu gurigii Farrisiga cunto u fadhiyo, waxay soo qaadatay weel alabastar ah oo cadar ku jiro. Viz kapitola |