Luukos 7:34 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub34 Laakiin Wiilka Aadanaha ayaa yimid isaga oo wax cunaya waxna cabaya, waxaadna tiraahdeen, ‘Waa hunguri weyne oo khamriga ayuu cabaa, wuxuu saaxiib la yahay canshuur qaadayaasha iyo dembiilayaasha.’ Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH34 Wiilka Aadanahu waa yimid isagoo wax cunaya oo cabbaya, waxaadna tidhaahdaan, Eeg, waa nin cir weyn oo khamriyacab ah oo saaxiib la ah cashuurqaadayaal iyo dembilayaal. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah34 Wiilka Aadanahu waa yimid isagoo wax cunaya oo cabbaya, waxaadna tidhaahdaan, Eeg, waa nin cir weyn oo khamriyacab ah oo saaxiib la ah cashuurqaadayaal iyo dembilayaal. Viz kapitola |