Luukos 7:32 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub32 Waa sida caruur meelaha suuqa ah fadhiya oo isku dhahaya, “ ‘Waxaan idiin tunnay muusig, laakiin idinkuna ma eydan ciyaarin, markaas ayaan haddana idiin barooranay, laakiin ma eydan ooyin.’ Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH32 Waxay u eg yihiin carruur suuqa fadhida oo isu yeedhyeedhaysa iyagoo leh, Biibiile baannu idiin yeedhinnay, oo waad cayaari weydeen, waannu baroorannay oo waad ooyi weydeen. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah32 Waxay u eg yihiin carruur suuqa fadhida oo isu yeedhyeedhaysa iyagoo leh, Biibiile baannu idiin yeedhinnay, oo waad cayaari weydeen, waannu baroorannay oo waad ooyi weydeen. Viz kapitola |