Luukos 7:29 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub29 Dadkii oo dhan, xitaa canshuur qaadayaashii ayaa markey arintan maqleen isku wada raacay Illaahey inuu yahay mid xaq ah, waayo Yooxanaa ayaa soo baabtiisay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH29 Dadkii maqlay oo dhan iyo cashuurqaadayaashiiba waxay caddeeyeen inuu Ilaah yahay xaq, iyagoo ah kuwii lagu baabtiisay baabtiiskii Yooxanaa. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah29 Dadkii maqlay oo dhan iyo cashuurqaadayaashiiba waxay caddeeyeen inuu Ilaah yahay xaq, iyagoo ah kuwii lagu baabtiisay baabtiiskii Yooxanaa. Viz kapitola |