Luukos 7:25 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub25 Haddeysan sidaas ahayn nin noocee ah ayaad cidlada u tagteen inaad aragtaan? Ma inaad aragtaan nin dhar wanaagsan ku labisan? Maya dadka dharka qaaliga ah ku xaragooda oo nolosha fiican ku jira waxey ku nool yihiin qasriyada. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH25 Laakiin maxaad u baxdeen? Ma waxay ahayd inaad soo aragtaan nin dhar jilicsan qaba? Kuwa dharka wanaagsan qaba oo hodan ku nool waxay joogaan guryaha boqorrada. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah25 Laakiin maxaad u baxdeen? Ma waxay ahayd inaad soo aragtaan nin dhar jilicsan qaba? Kuwa dharka wanaagsan qaba oo hodan ku nool waxay joogaan guryaha boqorrada. Viz kapitola |