Luukos 7:24 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub24 Xertii Yooxanaa markey tageen kadib, Ciise wuxuu bilaabay inuu dadkii kala hadlo wax ku saabsan Yooxanaa. “Nin sidee ah ayaad cidlada u tagteen si aad u soo aragtaan? Ma cawsduur ey dabayshu dhinac walba u ruxeyso? Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH24 Kuwii Yooxanaa diray goortay tageen, wuxuu bilaabay inuu dadkii badnaa wax uga sheego Yooxanaa. Maxaad cidlada ugu baxdeen? Ma waxay ahayd inaad soo aragtaan cawsduur dabaylu ruxayso? Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah24 Kuwii Yooxanaa diray goortay tageen, wuxuu bilaabay inuu dadkii badnaa wax uga sheego Yooxanaa. Maxaad cidlada ugu baxdeen? Ma waxay ahayd inaad soo aragtaan cawsduur dabaylu ruxayso? Viz kapitola |