Online Bible

- Reklamy -

Luukos 7:22 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

22 Xertii Yooxanaa ayuu Ciise u jawaabay oo ku yiri, “Ku laabta Yooxanaa oo u sheega waxaad aragteen oo maqasheen oo dhan, indhoolayaasha waxey heleen aragooda, kuwii curyaamada ahaana wey socdeen, kuwii baraska lahaana waa la nadiifiyay, kuwii dhagaha la’aana wax ayey maqleen, kuwii dhintayna waa la sarakiciyay, warka wanaagsanna waa loogu wacdiyay masaakiinta.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

22 Markaasaa Ciise u jawaabay oo ku yidhi, Taga oo Yooxanaa uga warrama waxaad aragteen iyo waxaad maqasheen. Kuwii indhaha la'aa wax bay arkaan, kuwii lugahala'aana way socdaan, kuwii baraska qabayna waa la nadiifiyey, kuwii dhegahala'aana wax bay maqlaan, kuwii dhintayna waa la kiciyey, masaakiintana injiilka waa lagu wacdiyaa,

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 7:22

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy