Luukos 7:21 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub21 Isla waqtigaas, Ciise wuxuu dadka ka bogsiiyay cuduradooda, xanuunkooda, iyo kuwa ruuxyo xun ku jireen, dad badan oo indhaha la’aana aragooda ayaa loo soo celiyay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH21 Saacaddaas qudheeda ayuu dad badan ka bogsiiyey bukaankooda iyo cudurradooda iyo jinniyadooda sharka leh. Indhoolayaal badanna wuxuu ugu roonaaday inay wax arkaan. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah21 Saacaddaas qudheeda ayuu dad badan ka bogsiiyey bukaankooda iyo cudurradooda iyo jinniyadooda sharka leh. Indhoolayaal badanna wuxuu ugu roonaaday inay wax arkaan. Viz kapitola |