Luukos 7:19 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub19 wuxuu u diray Rabbiga oo ku yiri bal soo weydiiya, “Miyaad tahay Masiixa imaanaya, mise ku kale ayaan sugnaa?” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH19 Markaasaa Yooxanaa wuxuu u yeedhay laba xertiisii ah oo Ciise u soo diray, oo ku yidhi, Miyaad tahay kan imanaya mise mid kalaannu dhawrnaa? Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah19 Markaasaa Yooxanaa wuxuu u yeedhay laba xertiisii ah oo Ciise u soo diray, oo ku yidhi, Miyaad tahay kan imanaya mise mid kalaannu dhawrnaa? Viz kapitola |