Online Bible

- Reklamy -




Luukos 7:16 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

16 Cabsi badan ayaa dadkii oo dhan gashay, oo Illaahey ayey ammaaneen, iyagoo leh, “Nebi xoog leh ayaa dhexdeena kasoo baxay. Illaaheyna dadkiisi ayuu soo booqday.”

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

16 Kulligood baqdin baa ku wada dhacday, oo Ilaah bay ammaaneen iyagoo leh, Nebi weyn ayaa dhexdeenna ka kacay. Ilaahna waa soo booqday dadkiisa.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

16 Kulligood baqdin baa ku wada dhacday, oo Ilaah bay ammaaneen iyagoo leh, Nebi weyn ayaa dhexdeenna ka kacay. Ilaahna waa soo booqday dadkiisa.

Viz kapitola kopírovat




Luukos 7:16

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy