Luukos 6:49 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub49 Laakiin mid walboo ereyadayda maqla oo aan ku dhaqmin waa sida nin guri aasaas la’aan ah dhulka ku dhisay. Goortii daadku yimaado oo biyaha soo butaacaan gurigii ayey qaadayaan wuuna dumayaa.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH49 Laakiin kii maqla oo aan yeelin, wuxuu u eg yahay nin dhulka ka dhisay guri aan aasaas lahayn. Kan webigu ku soo jabay, oo kolkiiba ayuu dumay, oo dumiddii gurigaasu waa weynayd. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah49 Laakiin kii maqla oo aan yeelin, wuxuu u eg yahay nin dhulka ka dhisay guri aan aasaas lahayn. Kan webigu ku soo jabay, oo kolkiiba ayuu dumay, oo dumiddii gurigaasu waa weynayd. Viz kapitola |