Online Bible

- Reklamy -

Luukos 6:48 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

48 Waa sida nin guri dhisaya, oo si fiican hoos ugu qoday oo aasaaskiisi dhigay dhagax. Markii uu daadku yimaado oo biyahana soo butaacaan gurigii ayey ku dhacayaan laakiin ma dumi doono, waayo si fiican ayaa loo dhisay.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

48 Isagu wuxuu u eg yahay nin guri dhisay, oo qoday oo hoos u dheereeyey; aasaaskiina ayuu dhagax weyn ka dul dhisay. Goortii daadku yimid ayaa webigu ku soo jabay gurigaas, xoog uu ku gilgilose ma lahayn, waayo, si wanaagsan ayaa loo dhisay.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 6:48

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy