Online Bible

- Reklamy -

Luukos 6:45 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

45 Qofka wanaagsanna wuxuu soo saaraa waxyaalaha wanaagsan ee qalbigiisa ku jira, laakiin qofka sharta lehna wuxuu soo saaraa waxyaalaha sharta ah ee qalbigiisa ku jira.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

45 Ninka wanaagsan wuxuu maalka wanaagsan oo qalbiga ku jira ka soo saaraa wax wanaagsan; kan sharka lehna wuxuu sharka ka soo saaraa wax shar ah; waayo, afkiisu wuxuu ku hadlaa waxa qalbiga ku badan.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 6:45

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy