Luukos 6:44 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub44 Geedka waxaa lagu gartaa mirahiisa, waayo berde lagama guro qurac, oo canabna duurka lagama soo guro. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH44 Maxaa yeelay, geed kasta waxaa laga garanayaa midhihiisa. Waayo, berde lagama guro qudhac, canabkana lagama guro geed qodxan leh. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah44 Maxaa yeelay, geed kasta waxaa laga garanayaa midhihiisa. Waayo, berde lagama guro qudhac, canabkana lagama guro geed qodxan leh. Viz kapitola |