Luukos 6:42 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub42 Sidee ayaad ugu dhihi kartaa walaalkaa, ‘Walaalow kaalay aan saxarka ishaada ku jira kaa bixiyee,’ adiga oo aan arkin dogobka ishaada ku jira? Labawejiilayahow, marka hore dogobka ishaada ku jira iska bixi, kadibna si fiican ayaad u arki doontaa marka aad saxarka isha walaalkaa ku jira ka saarayso. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH42 Sidee baad walaalkaa ugu odhan kartaa, Walaalow i daa, saxarka ishaada ku jira aan kaa saaree, adiga oo aan arkaynin dogobka ishaada ku jira? Labawejiile yahow, horta dogobka ishaada ku jira iska saar, goortaasaad bayaan u arkaysaa inaad saxarka isha walaalkaa ku jira ka saarto. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah42 Sidee baad walaalkaa ugu odhan kartaa, Walaalow i daa, saxarka ishaada ku jira aan kaa saaree, adiga oo aan arkaynin dogobka ishaada ku jira? Labawejiile yahow, horta dogobka ishaada ku jira iska saar, goortaasaad bayaan u arkaysaa inaad saxarka isha walaalkaa ku jira ka saarto. Viz kapitola |