Luukos 6:4 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub4 Wuxuu galay guriga Illaahey oo jabiyay sharciga, oo qaatay kibistii goonida loo bixiyay, wuxuu cunay wixii sharciyan ku lahaayeen iney cunaan wadaaddada oo sidoo kale wuxuu xoogaa ka siiyay kuwii la jiray.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH4 siduu gurigii Ilaah u galay oo uu u qaaday kibistii tusniinta oo u cunay oo u siiyey kuwii la jiray, tan aan xalaal u ahayn in la cuno wadaaddada maahee? Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah4 siduu gurigii Ilaah u galay oo uu u qaaday kibistii tusniinta oo u cunay oo u siiyey kuwii la jiray, tan aan xalaal u ahayn in la cuno wadaaddada maahee? Viz kapitola |