Online Bible

- Reklamy -




Luukos 6:35 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

35 Jeclaada cadowgiina! Wanaag u sameeya. Deymiya idinkoo aan waxba ka sugaynin. Abaalgudkiina wuu badnaan doonaa, waxaad noqon doontaan ilmaha Kan ugu Sareeya, waayo isagu wuu u roon yahay kuwa aan mahadcelinin iyo kuwa sharta leh.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

35 Laakiin cadowyadiinna jeclaada, oo wanaag u sameeya, oo amaahiya, idinkoo aan waxba ka rajaynaynin, abaalgudkiinnuna waa badan doonaa, oo waxaadna noqon doontaan wiilashii Kan ugu sarreeya, waayo, isagu waa u roon yahay kuwa aan mahad naqin iyo kuwa sharka leh.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

35 Laakiin cadowyadiinna jeclaada, oo wanaag u sameeya, oo amaahiya, idinkoo aan waxba ka rajaynaynin, abaalgudkiinnuna waa badan doonaa, oo waxaadna noqon doontaan wiilashii Kan ugu sarreeya, waayo, isagu waa u roon yahay kuwa aan mahadnaqin iyo kuwa sharka leh.

Viz kapitola kopírovat




Luukos 6:35

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy