Online Bible

- Reklamy -




Luukos 6:34 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

34 Oo haddii aad lacag deymisid kuwa aad ka fileyso iney kuu soo celiyaan, maxey kuu tari? Waayo xitaa dembiilayaashu kuwa sidooda oo kale ah ayey deymiyaan oo ey sugaan in loo soo celiyo.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

34 Haddaad wax amaahisaan kuwa aad ka rajaynaysaan inaad ka heshaan, mahadmaad heshaan? Waayo, xataa dembilayaashuba way amaahiyaan dembilayaasha inay ka helaan intii oo kale.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

34 Haddaad wax amaahisaan kuwa aad ka rajaynaysaan inaad ka heshaan, mahadmaad heshaan? Waayo, xataa dembilayaashuba way amaahiyaan dembilayaasha inay ka helaan intii oo kale.

Viz kapitola kopírovat




Luukos 6:34

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy