Luukos 6:3 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub3 Ciise ayaa ugu jawaabay, “Miyeydan ka akhrisan qoraalka wixii Daa’uud iyo kuwii la jiray sameeyeen goortey gaajeysnaayeen? Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH3 Ciise ayaa u jawaabay oo ku yidhi, Miyaydnaan akhriyin wixii Daa'uud sameeyey goortuu gaajooday, isaga iyo kuwii la jiray, Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah3 Ciise ayaa u jawaabay oo ku yidhi, Miyaydnaan akhriyin wixii Daa'uud sameeyey goortuu gaajooday, isaga iyo kuwii la jiray, Viz kapitola |