Luukos 6:29 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub29 Haddii qof kaa dharbaaxo dhabanka, dhinaca kalana u jeedi si uu u dharbaaxo. Haddii qof kaa qaato jaakadaada shaatigaagana ugu dar. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH29 Kii dhabanka kaa dhirbaaxa, kan kalena u du; oo kii maradaada kaa qaata, khamiiskaagana ha ka celin. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah29 Kii dhabanka kaa dhirbaaxa, kan kalena u du; oo kii maradaada kaa qaata, khamiiskaagana ha ka celin. Viz kapitola |