Online Bible

- Reklamy -

Luukos 6:17 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

17 Markey buurtii kasoo degayeen, qaar badan oo xertiisi ah ayaa la joogay, waxaa kaloo joogay dad badan oo ka yimid Yahuudiya iyo Yeruusaalem iyo kuwa kale oo ka yimid xeebaha Turos iyo Siidoon.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

17 Markaasuu hoos ula degay, oo bannaan ayuu istaagay, isaga iyo qaar badan oo xertiisa ah, iyo dad badan oo Yahuudiya iyo Yeruusaalem iyo xeebaha Turos iyo Siidoon uga yimaadeen inay maqlaan iyo in cudurradooda laga bogsiiyo.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 6:17

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy