Luukos 6:10 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub10 Markaas ayuu Ciise fiiriyay iyagoo dhan, kadibna ninkii ayuu ku yiri, “Fidi gacantaada.” Markaas ayaa ninkii saas sameeyay, gacantiisana wey bogsatay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH10 Markaasuu isha wada mariyey, wuxuuna ninkii ku yidhi, Gacantaada soo taag. Markaasuu yeelay sidaas, gacantiisuna waa bogsatay. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah10 Markaasuu isha wada mariyey, wuxuuna ninkii ku yidhi, Gacantaada soo taag. Markaasuu yeelay sidaas, gacantiisuna waa bogsatay. Viz kapitola |