Luukos 5:4 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub4 Goortuu hadalkii dhameeyay ayuu ku yiri Simoon, “Gee doontan meesha biyaha badan leh oo shabaagta ku rid biyaha si aad u kalluumaysatid.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH4 Goortuu hadalkii dhammeeyey ayuu Simoon ku yidhi, Meesha biyaha u dheer gee, oo shabagyadiinna ku dejiya si aad kalluun u heshaan. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah4 Goortuu hadalkii dhammeeyey ayuu Simoon ku yidhi, Meesha biyaha u dheer gee, oo shabagyadiinna ku dejiya si aad kalluun u heshaan. Viz kapitola |