Luukos 5:33 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub33 Maalin ayaa dad ku yiraahdeen Ciise, “Xertii Yooxanaa baabtiisaha mar walba wey soomaan oo wey tukadaan, sidoo kale xertii Farrisiinta, laakiin maxey xertaadu mar walba wax u cunaan oo u cabaan?” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH33 Waxay ku yidhaahdeen, Xerta Yooxanaa marar badan bay soomaan oo tukadaan, kuwa Farrisiintuna sidaas oo kale ayay yeelaan, laakiin kuwaagu wax bay cunaan oo cabbaan. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah33 Waxay ku yidhaahdeen, Xerta Yooxanaa marar badan bay soomaan oo tukadaan, kuwa Farrisiintuna sidaas oo kale ayay yeelaan, laakiin kuwaagu wax bay cunaan oo cabbaan. Viz kapitola |