Online Bible

- Reklamy -

Luukos 5:3 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

3 Markaas ayuu fuulay doomihii mid ka mid ah, oo ku yiri Simoon kii doonta iskalahaa, in yar dhinaca biyaha dhulka uga dhaqaaji. Markaas ayuu fariistay oo dadkii wax baray isaga oo doonta saaran.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

3 Markaasuu fuulay doonniyihii middood oo Simoon lahaa, wuxuuna ka baryay inuu in yar dhulka ka durkiyo. Markaasuu fadhiistay oo dadkii wax ka dhex baray doonnidii.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

3 Markaasuu fuulay doonniyihii middood oo Simoon lahaa, wuxuuna ka baryay inuu in yar dhulka ka durkiyo. Markaasuu fadhiistay oo dadkii wax ka dhex baray doonnidii.

Viz kapitola kopírovat

Luukos 5:3

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy