Luukos 5:29 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub29 Kadibna Laawi ayaa xaflad gurigiisa ku qabtay oo Ciise sida marti sharaf ugu soo casuumay. Kuwa badan oo canshuur qaadayaal Laawi la shaqeeya iyo marti kalana wey isla cunteynayeen. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH29 Laawi wuxuu gurigiisa ugu sameeyey diyaafad weyn. Waxaana joogay qaar badan oo cashuurqaadayaal ah iyo qaar kale oo cunto ula fadhiya iyaga. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah29 Laawi wuxuu gurigiisa ugu sameeyey diyaafad weyn. Waxaana joogay qaar badan oo cashuurqaadayaal ah iyo qaar kale oo cunto ula fadhiya iyaga. Viz kapitola |