Luukos 5:26 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub26 Qof walba wuu yaabay oo Illaah ammaanay. Aad ayey uga yaabeen wixii ey arkeen oo waxey dheheen, “Maanta wax layaab leh ayaan aragnay!” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH26 Markaasay wada yaabeen oo Ilaah ammaaneen, aad bayna u baqeen, oo waxay yidhaahdeen, Maanta waxaannu aragnay waxyaalo yaab leh. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah26 Markaasay wada yaabeen oo Ilaah ammaaneen, aad bayna u baqeen, oo waxay yidhaahdeen, Maanta waxaannu aragnay waxyaalo yaab leh. Viz kapitola |