Luukos 5:21 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub21 Laakiin Farrisiintii iyo Macalimiintii sharciga Muuse waxey is weydiiyeen, “Yuu yahay qofkan Illaahey u gafaya? Yaa dembi cafin kara Illaahey maahee?” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH21 Markaasaa culimadii iyo Farrisiintii waxay bilaabeen inay fikiraan iyagoo leh, Ayuu yahay kan caytamayaa? Ayaa dembiyo cafiyi kara Ilaah keliya maahee? Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah21 Markaasaa culimmadii iyo Farrisiintii waxay bilaabeen inay fikiraan iyagoo leh, Ayuu yahay kan caytamayaa? Ayaa dembiyo cafiyi kara Ilaah keliya maahee? Viz kapitola |